Guurkii Awoowayaasheenii Doonistii iyo Aqal Galkii Waayo hore (Wax badan ka Ogow)

Qaybtii 1-aad: Barnaamijka War iyo waaya-arag waxaan maanta ku soo qaadanaynaa sida hablaha loo doono iyo sida aroosyada loo dhiso innaga oo tix raacaynaa dhaqankeenna hodanka ah ee reer guuraaga. Hab dhan oo maamuus, sharaf, milgo iyo qurux huwan oo qoysaska loo dhiso ayuu dhaqankeennu leeyahay. Soomaalida reer magaalku dhaqankii sidaa ahaa way hilmaameen iyagoo … Continue reading Guurkii Awoowayaasheenii Doonistii iyo Aqal Galkii Waayo hore (Wax badan ka Ogow)